Deeqda waxbarasho ee Dawladda Shiinaha, oo loo yaqaanno CSC Scholarship, waa fursadd weyn oo muhiim ah oo ay tahay ardeyda soomaaliyeed in ay ka faaidaystaan.Si ay u helaan waxbarasho tayo leh oo lacag la’aan ah. Dawladda Shiinaha waxay sannad kasta kumanaan deeqood siisaa ardayda wadamada kala duwan kasoo jeeda si ay u bartaan cilmiga sayniska, […]
Fursad Deeq Waxbarasho oo Buuxda: University of Genoa, Italy.
Jaamacadda Genoa (Università di Genova) waxay ku dhawaaqday deeqda waxbarasho ee ALISEO iyo UNIGE Scholarships, kuwaas oo ah deeqo loogu talagalay ardayda caalamiga ah amba kasoo jeeda wadamada kale, ee raba inay ka bartaan dalka Talyaaniga heerarka Bachelor iyo Master. Hordhac kooban oo ku saabsan jaamacadan Genoa Waxay ka mid tahay jaamacadaha ugu faca weyn […]
Deeqda Waxbarasho ee Islamic Development Bank 2026
Deeqda waxbarasho ee Bangiga Horumarinta Islaamka (IsDB) waa fursad qaali ah oo ay heli karaan ardayda Soomaaliyeed ee raba inay heerarkooda waxbarasho ka gaadhaan jaamacadaha adduunka ugu caansan. Deeqdan waa mid dhammaystiran (Fully Funded). Macluumaadka Muhiimka Ah Muuqaalka Faahfaahinta Heerarka Bachelor, Master, PhD & Post-Doc Dalka Jaamacadaha caalamka ama dalkaaga Deeqda Fully Funded (Dhammaan kharashka) […]
Deeqda Dowladda Ireland (GOI-IES) 2026
Dowladda Ireland waxay sannad kasta bixisaa 60 deeq waxbarasho oo loogu talagalay ardayda ugu dhibcaha sarreeya caalamka. Tani waa fursad aad wax kaga baran karto dalka loogu yeero “Silicon Valley-ga Yurub”. Faahfaahinta Lacagta iyo Gunnada Tallaabooyinka Codsiga Taariikhaha Muhiimka ah Codso Deeqda Ireland 2026
Deeqda Waxbarasho ee Türkiye Bursları 2026: Hagaha Codsiga oo Dhammaystiran
Deeqda dowladda Turkiga (Türkiye Bursları) waa mid ka mid ah fursadaha ugu ballaadhan ee ay helaan ardayda Soomaaliyeed sannad kasta. Ma aha oo kaliya kaalmo maaliyadeed, balse waa barnaamij lagu dhisayo hoggaamiyeyaasha mustaqbalka ee caalamka. Maxaa ka dhigaya Deeqdan mid Gaar ah? Deeqdan si xirfadaysan ayaa loo naqshadeeyay, deeqdan waa mid Fully Funded ah, taas […]
Deeqda Erasmus Mundus 2026: Hagaha Master-ka ee Midowga Yurub
Barnaamijkani ma ahan mid hal jaamacad ku kooban. Waa barnaamij ay iska kaashadeen ugu yaraan saddex jaamacadood oo ku yaal dalal kala duwan. Ardaygu wuxuu ku khasban yahay inuu wax ka barto ugu yaraan laba dal oo Yurub ah inta uu ku jiro muddada waxbarashada (2 sano). 1. Faa’iidooyinka Deeqda Deeqdan waxaa si buuxda u […]
Future Action Summit Australia 2026
Future Action Summit Australia waa mid ka mid ah shirarka ugu waaweyn ee caalamka ee isu keena dhalinyarada isbeddel-doonka ah, aqoon-yahannada, iyo hal-abuurayaasha. Shirmarkani ma ahan oo kaliya kulan dhalinyaro, balse waa madal lagu dhisayo mustaqbalka waara, iyadoo xoogga lagu saarayo hoggaaminta iyo xal u helidda caqabadaha caalamiga ah. Maxay Tahay Faa’iidada aad ka Helayso […]
SI Scholarship for Global Professionals 2026: Hagaha Buuxa ee Deeqda Sweden
Deeqda waxbarasho ee Swedish Institute (SI) Scholarship for Global Professionals waa mid ka mid ah fursadaha ugu qiimaha badan ee dalka Sweden uu siiyo hoggaamiyeyaasha mustaqbalka. Waa deeq si buuxda loo maalgeliyey (Fully Funded) oo loogu talagalay ardayda raba inay heerka Master-ka ka bartaan jaamacadaha adduunka ugu horreeya ee ku yaalla Sweden. Maxay Tahay Faa’iidada […]
Deeq Waxbarasho: Hagaha Deeqda Jaamacadda Universitas Brawijaya ee Indooniisiya
Ma tahay arday Soomaaliyeed oo hamigiisu yahay inuu waxbarasho tayo leh ka helo dalka dibadiisa? Jaamacadda Universitas Brawijaya (UB) oo ku taal dalka Indooniisiya ayaa bixisa fursado qaali ah oo isugu jirta deeq buuxda iyo qaar qayb ah, kuwaas oo u furan ardayda wadamo badan. Hordhac Jaamacada Brawijaya? Universitas Brawijaya waxay ka mid tahay shanta […]
Deeqda Waxbarasho ee University of Glasgow African Excellence Award: Hagaha Ardayda Soomaaliyeed
Ma ku riyoon jirtay inaad shahaadada Master-ka ka qaadato mid ka mid ah jaamacadaha ugu faca weyn uguna tayada sarreeya adduunka? Jaamacadda University of Glasgow ee dalka Scotland ayaa ku dhowaaqday deeqda waxbarasho ee African Excellence Award oo loogu talagalay ardayda kartida leh ee ka socda qaaradda Afrika. Haddii aad tahay arday Soomaaliyeed oo raadinaya […]
