IBM SkillsBuild: Madal Bilaash ah oo Kuu Diyaarinaysa Xirfadaha Dijitaalka iyo Shaqooyinka Mustaqbalka

Hordhac Dunida maanta, isbeddelka teknolojiyadda ayaa si xawli leh u socda — shirkadaha iyo suuqyadu waxay raadinayaan shaqaale leh xirfado casri ah. Haddii aad tahay arday, shaqo-baar, ama qof raba inuu xirfad cusub barto, IBM SkillsBuild waa fursad dahabi ah. Waa madal waxbarasho online ah oo bilaash ah, kaas oo kuu oggolaanaya inaad barato xirfado […]

HP LIFE: Barnaamij Bilaash ah oo Horumariya Aqoonta Ganacsiga iyo Teknoolojiyadda

Hordhac Maanta, hal-abuurka iyo ganacsiyada yar-yar ayaa ah laf-dhabarka horumarka shaqsiga iyo bulshada. Si kastaba ha ahaatee, dad badan ayaa wajahaya caqabado ay ka mid yihiin helitaanka tababar tayo leh oo la awoodi karo. Hadaba arintaas waxa xal u ah madalaha onlineka ah ee sida Madasha HP LIFE (Learning Initiative for Entrepreneurs) — barnaamij waxbarasho […]

Madasha MindLuster iyo Sida Looga Faa’iidaysan Karo

Shahaado iyo koorsooyin bilaash ah HordhacMindLuster waa madal waxbarasho online ah oo caalami ah oo bixisa koorsooyin bilaash ah oo ku saabsan xirfado kala duwan sida IT, programming, design, marketing, management, caafimaad, iyo luqado. Waxay si gaar ah uga duwan tahay madallaha kale sababtoo ah waxay bixisaa shahaadooyin free ah koorso kasta kadib, taas oo […]

Barnaamijka Kiron: Fursad Waxbarasho oo Bilaash ah oo Online ah

Kiron waa barnaamij waxbarasho oo online ah oo bilaash ah, kaasoo u oggolaanaya ardayda caalamka, gaar ahaan kuwa ka imanaya dalalka dhibaatooyinka ka jira, in ay helaan waxbarasho tayo sare leh oo jaamacadeed. Barnaamijkan wuxuu diiradda saaraa xirfadaha dijitaalka, cilmiga bulshada, IT, iyo maamulida ganacsiga, isagoo si gaar ah u taageera dhalinyarada Soomaaliyeed iyo kuwa […]

Google Digital Garage: Koorsooyin Bilaash ah oo Kaa Caawinaya Horumarka Xirfadeed

Google Digital Garage waa barnaamij online ah oo bilaash ah, kaasoo bixiya koorsooyin xirfadeed iyo aqoon guud oo la xiriira suuqgeynta dijitaalka ah, ganacsiga, iyo xirfadaha dijitaalka. Barnaamijkan waxaa loogu talagalay in dadka ka caawiyo in ay helaan xirfado cusub, kor u qaadaan fursadaha shaqo, isla markaana ay horumariyaan ganacsigooda. Maxaa Lagu Baranayaa Google Digital […]

Koorsooyinka Bilaashka ah ee Laga Helo Online: Ilaha ugu Wanaagsan

Maanta, helitaanka aqoon iyo xirfado cusub waa mid fudud, xitaa adigoo jooga gurigaaga. Iyada oo ay jiraan madalo badan oo bixiya koorsooyin bilaash ah oo tayo sare leh, waxaad horumarin kartaa xirfadahaaga, shaqo raadintaada, iyo fursadahaaga waxbarasho ee caalamiga ah. Halkan waxaan kuugu soo bandhigayaa 5 il oo online ah oo aad ka heli karto […]

English for Career Development – Koorso Bilaash ah oo Shahaado Leh

English for Career Development waa koorso online ah, oo muhiim ah, wuxuu anfacayaa dhamaan cid walba oo doonaysa in xirfadooda iyo kaydkooda luqadeed kor u qaado, si gaar ah waxa uu usii anfacayaa dhalinyarta shaqo raadiska ah, iyo dhalinyarta jecel in ay helaan fursado waxbarasho oo gudaha iyo dibaddaba ah. Maxaad ku baranaysaa koorsadan? Faa’iidooyinka […]

Koorso Ingiriisi A1 Online ah oo Bilaash ah: Hadal, Dhegeysi, iyo Erayo Muhiim ah

Koorsadani waa bilow aad u fiican oo loogu talagalay dadka bilowga ah ama ardayda leh xirfado kooban oo Ingiriisiga ah. Waxay si gaar ah uga faa’iidaysan kara dadka amba ardayda u diyaar garoobaya imtixaannada IELTS ama imtixaannada Cambridge English sida KET. Macallimiinta koorsadana waa khubaro xirfadlayaal ah oo khibrad dheer leh. Qaab-dhismeedka Koorsadan Yaa Ka […]

Koorso IELTS Online ah oo Bilaash ah- Si fudud ugu Diyaargarow

Haddii aad qorsheyneyso inaad gasho imtixaanka IELTS, waxaa jira fursad weyn oo aad ku heli karto diyaar garow tayo leh adigoon wax lacag ah bixin. EdX oo kaashanaysa Jaamacadda Queensland ayaa bixisa koorso online ah oo bilaash ah oo si gaar ah loogu talagalay ardayda raba inay horumariyaan xirfadaha luqadda Ingiriisiga. Koorsooyinkani waxay ka kooban […]

Deeqda Waxbarasho ee Jaamacadda Palermo (Italy) 2025–2026

Hordhac kooban Jaamacadda Palermo oo ku taal koonfurta dalka Talyaaniga ayaa sanad walba bixisa fursado waxbarasho oo heer sare ah oo loogu talagalay ardayda ka baxsan Midowga Yurub (Extra-EU students). Deeqdan oo bilaabanaysa sanad-dugsiyeedka 2025–2026 waxa ay si gaar ah uga faa’iideysan karaan ardayda kasoo jeeda dalal ay ka mid yihiin Soomaaliya, Itoobiya, Nigeria, Pakistan […]