Fursad Deeq Waxbarasho oo Buuxda: University of Genoa, Italy.

Jaamacadda Genoa (Università di Genova) waxay ku dhawaaqday deeqda waxbarasho ee ALISEO iyo UNIGE Scholarships, kuwaas oo ah deeqo loogu talagalay ardayda caalamiga ah amba kasoo jeeda wadamada kale, ee raba inay ka bartaan dalka Talyaaniga heerarka Bachelor iyo Master. Hordhac kooban oo ku saabsan jaamacadan Genoa Waxay ka mid tahay jaamacadaha ugu faca weyn […]

Deeqda Waxbarasho ee Islamic Development Bank 2026

Deeqda waxbarasho ee Bangiga Horumarinta Islaamka (IsDB) waa fursad qaali ah oo ay heli karaan ardayda Soomaaliyeed ee raba inay heerarkooda waxbarasho ka gaadhaan jaamacadaha adduunka ugu caansan. Deeqdan waa mid dhammaystiran (Fully Funded). Macluumaadka Muhiimka Ah Muuqaalka Faahfaahinta Heerarka Bachelor, Master, PhD & Post-Doc Dalka Jaamacadaha caalamka ama dalkaaga Deeqda Fully Funded (Dhammaan kharashka) […]

Deeqda Waxbarasho ee Türkiye Bursları 2026: Hagaha Codsiga oo Dhammaystiran

Deeqda dowladda Turkiga (Türkiye Bursları) waa mid ka mid ah fursadaha ugu ballaadhan ee ay helaan ardayda Soomaaliyeed sannad kasta. Ma aha oo kaliya kaalmo maaliyadeed, balse waa barnaamij lagu dhisayo hoggaamiyeyaasha mustaqbalka ee caalamka. Maxaa ka dhigaya Deeqdan mid Gaar ah? Deeqdan si xirfadaysan ayaa loo naqshadeeyay, deeqdan waa mid Fully Funded ah, taas […]

Deeqda Erasmus Mundus 2026: Hagaha Master-ka ee Midowga Yurub

Barnaamijkani ma ahan mid hal jaamacad ku kooban. Waa barnaamij ay iska kaashadeen ugu yaraan saddex jaamacadood oo ku yaal dalal kala duwan. Ardaygu wuxuu ku khasban yahay inuu wax ka barto ugu yaraan laba dal oo Yurub ah inta uu ku jiro muddada waxbarashada (2 sano). 1. Faa’iidooyinka Deeqda Deeqdan waxaa si buuxda u […]

HP LIFE: Barnaamij Bilaash ah oo Horumariya Aqoonta Ganacsiga iyo Teknoolojiyadda

Hordhac Maanta, hal-abuurka iyo ganacsiyada yar-yar ayaa ah laf-dhabarka horumarka shaqsiga iyo bulshada. Si kastaba ha ahaatee, dad badan ayaa wajahaya caqabado ay ka mid yihiin helitaanka tababar tayo leh oo la awoodi karo. Hadaba arintaas waxa xal u ah madalaha onlineka ah ee sida Madasha HP LIFE (Learning Initiative for Entrepreneurs) — barnaamij waxbarasho […]

Barnaamijka Kiron: Fursad Waxbarasho oo Bilaash ah oo Online ah

Kiron waa barnaamij waxbarasho oo online ah oo bilaash ah, kaasoo u oggolaanaya ardayda caalamka, gaar ahaan kuwa ka imanaya dalalka dhibaatooyinka ka jira, in ay helaan waxbarasho tayo sare leh oo jaamacadeed. Barnaamijkan wuxuu diiradda saaraa xirfadaha dijitaalka, cilmiga bulshada, IT, iyo maamulida ganacsiga, isagoo si gaar ah u taageera dhalinyarada Soomaaliyeed iyo kuwa […]

Google Digital Garage: Koorsooyin Bilaash ah oo Kaa Caawinaya Horumarka Xirfadeed

Google Digital Garage waa barnaamij online ah oo bilaash ah, kaasoo bixiya koorsooyin xirfadeed iyo aqoon guud oo la xiriira suuqgeynta dijitaalka ah, ganacsiga, iyo xirfadaha dijitaalka. Barnaamijkan waxaa loogu talagalay in dadka ka caawiyo in ay helaan xirfado cusub, kor u qaadaan fursadaha shaqo, isla markaana ay horumariyaan ganacsigooda. Maxaa Lagu Baranayaa Google Digital […]

Koorsooyinka Bilaashka ah ee Laga Helo Online: Ilaha ugu Wanaagsan

Maanta, helitaanka aqoon iyo xirfado cusub waa mid fudud, xitaa adigoo jooga gurigaaga. Iyada oo ay jiraan madalo badan oo bixiya koorsooyin bilaash ah oo tayo sare leh, waxaad horumarin kartaa xirfadahaaga, shaqo raadintaada, iyo fursadahaaga waxbarasho ee caalamiga ah. Halkan waxaan kuugu soo bandhigayaa 5 il oo online ah oo aad ka heli karto […]

English for Career Development – Koorso Bilaash ah oo Shahaado Leh

English for Career Development waa koorso online ah, oo muhiim ah, wuxuu anfacayaa dhamaan cid walba oo doonaysa in xirfadooda iyo kaydkooda luqadeed kor u qaado, si gaar ah waxa uu usii anfacayaa dhalinyarta shaqo raadiska ah, iyo dhalinyarta jecel in ay helaan fursado waxbarasho oo gudaha iyo dibaddaba ah. Maxaad ku baranaysaa koorsadan? Faa’iidooyinka […]