Deeqda waxbarasho ee Global Korea Scholarship (GKS), oo hore loo oran jiray KGSP, waa mid ka mid ah deeqaha ugu caansan uguna deeqsisan caalamka. Dawladda Kuuriyada Koonfureed ayaa sannad kasta siisa boqollaal arday oo kasoo kala jeeda daafaha aduunyada, iyadoo ardayda Soomaaliyeed ay ka mid yihiin kuwa ay u furantahay in ay fursadan codsadaan. Maxay […]
