Fursad Dahabi Ah: Deeqda Waxbarasho ee MOFA Taiwan 2026 Oo La Furay (Hadda Codso)

Ma tahay arday reer Somaliland ah oo raadinaya waxbarasho tayo sare leh oo caalami ah? Dawladda Taiwan waxay ku dhawaaqday in la furay codsiga deeqda waxbarasho ee MOFA Taiwan Scholarship 2026. Fursadan waxay u furan tahay dhalinyarada kartida leh ee reer Somaliland si ay waxbarasho heerkeedu sareeyo oo tayo leh ugu soo qaataan dalka Taiwan. […]